Uncategorized

Daawo:Wasiirka Beeraha Somailand farax Cilmi Gedole Ayaa Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Uga Warbixiyey Hawlaha Shaqo Ee Wasaradiisa

gedole

Hargeisa 10/11/2014(SDN/QJ)wasirka beeraha somaliland faarax cilmi geedole ayaa saaka hortagay  gudida jogtada ah ee golaha guurtida  isagoo  uga warbixiyey  gudidasi  hawlaha wasrada beeraha somaliland isagoo  uga shekyey  waxqaabadkii  wasaradiisa  ee mudadii uu xilaka hayey  iyo waliba qorshayasha wasaradiisa

https://www.youtube.com/watch?v=r9DTxFQ4N2Y&feature=youtu.be

Hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com