Hargaysa 18.Nov 2014 (SDN/QJ)- Waxay noqotay Dabeecad ku soo Korodhay Suuqyada Siyaasada Somaliland in Cid kastaa Xili aanu Hadalku Munaasib ku ahayn inay ka hadasho arrimo ka baxsan shaqada loo dirtay,Waana dhaqan ku Xoogan Xukuumada haatan talisa .
Madaxweyne Siilaanyo oo afar Cisho ka hor Warbaahinta la hadlay ayaa waxaa hadalkiisii ka daba qaata Xubno ka Mid ah Dawladiisa oo Xilal aan Waafi ahayn ka haya dawladiisa waxay eedo dusha u saaraan Madax kale oo ka Mid ah Hab maamuuska Qaranka .
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com
