Hargaysa 18.Nov 2014 (SDN/QJ)- Liiska magacyada Xildhibaanada Golaha Wakiillada Somaliland ee ka soo xaadirey kalfadhigii 26aad ee Golaha Wakiillada Somaliland ee doonayay inay maamus ka xayuubin ku sameeyaan Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan Cirro, baaqday, kadib markii Golaha Guurtidu u soo gurmatay.
Hadaba, Shabakada Qurbejoog.com ayaa heshay liiska magacyada Xildhibaanada Golaha Wakiillada ee Sabtidii la soo dhaafay doonayay inay xilka ka tuuraan Guudoomiye Cirro.
Hoostan ka akhriso.
Xildhibaanada ka soo xaadiray fadhigii 1aad ee kalfadhigii 26aad ee Golaha Wakiilada JSl oo qabsoomay Sabti 15/11/14 waxay kala yihiin:
Guddoomiyekuxigeenka 1aad Mudane Baashe Maxamed Faarax
Guddoomiyekuxigeenka 2aad Mudane Cali Yuusuf Axmed
Saleebaan Cawada Cali
Cabdiraxmaan Cismaan Caalin
Cabdillaahi Xuseen Cige
Maxamed Jaamac Cabdi
Ibraahim Carraale cabdi
Siciid Maxamed Cilmi
Cali Maxamed Aadan
iciid Cartan Cismaan
Maxamed Axmed Maxamed [Dhakool]
Xaamud Cismaan Cigaal [UCID]
Cabdiraxmaan Muuse Jaamac
Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle
Maxamuud Jaamac Warfaa
Axmed Barkhad Obsiiye
Cabdillaahi Axmed Yuusuf [Madar]
Cabdiraxmaan Yuusuf Cartan
Xamse Maxamed Gaadaweyne
Xariir Siciid Bullaale
Cabdilqaadir Jaamac Xaamud
Ibraahim Axmed Reygal
Maxamuud Dhunkaal Guutaale
Ibraahim Axmed Sheekh Muuse
Faarax Maxamuud Cabdulle
Cali Obsiiye Diiriye
Cali Xasan Maxamed
Farxaan Maxamed Cali
Cabdikariim Awcali Shabeel
Maxamed Baaruud Shide
Cabdicasiis Ismaaciil Ducaale
Maxamed Cismaan Bulqaas
Maxamed Xuseen Xaaji Ciise
Axmed xasan aadan
Aadan Xaaji Diiriye Dirir
Cumar Axmed Saleebaan [Sanweyne]
Mahdi Cabdillaahi Maxamed
Maxamed X. Max’d Cumar Xaashi
Xasan Muuse Huffane
Xasan Cawaale Caynaan
Axmed A Kijaandhe
Axmed Barkhad Miigane [Xammaal]
Axmed Ducaale Bullaale
Maxamed Cumar Jiir
Axmed Maxamed Diiriye [Nacnac]
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com
