Garoowe Nov 22,2014(SDN/QJ)-Maamul Gobeleedka Puntland ee dalka Soomaaliya ayaa shaaciyay mowqifkiisa ku wejahan khilaafka madaxweynaha iyo raiisul wasaaraha Soomaaliya.
Mawqifka Puntland waxa lagu cadeeyay warsaxafadeed uu ku sexeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyada Puntland oo sidan u qoraa:
