Uncategorized

Daawo: Wasiirka Warfaafinta Somaliland C/laahi Maxamed Daahir Cukuse Ayaa Cisbitaal Ku Yaal Dalka Jarmalka Ku Booqday Abwaan Xasan ganay Oo Xaalad Caafimaad U Jooga Dalkaasi

cukuse

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyi Galinta Somaliland c/laahi maxamed daahir cukuse  ayaa dalka  qaar ka mida dalalka yurub  kumarayey  waxa uu cisbil  ku yaala dalka jarmalka uu ku booqady  abwaan  xasan  ganay  oo xaalad caafimaad u jooga dalkaasi

Hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com