
Hargeisa 7/12/2014 (SDN/QJ)Madaxweynaha oo Xafiiskiisa ku qaabiley Wefti Balaadhan oo ka socda Maraykanka oo ay hogaaminayso ku xigeenka hay’ada horumarka Maraykanka ee loo yaqaan USAID, Miss Etim Linda, iyo Safiirka Maraykanka u qaabilsan Somaliland iyo Somalia.
waxaana kulankan madaxweynuhu la yeeshay Weftiga ka war bixiyey Wasiirka Arrimaha Dineda Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis iyo Safiirka Maraykanka u qaabilsan Somaliland iyo Somalia sidoo kale waxa iyana ujeedada Socdaalkeeda faaf-h-faahin ka bixisay Haweenayda Hogaaminaysay weftigan
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
