London Dec 08,2014(SDN/QJ)-Waxaa xaleey galbeedka London ka dhacday munaasbad loogu dabal dagaayay sanadguradi 4aad ee ururka Haya.
Ururka ayaa ah urur sanadkiiba marqabta munaasabad lagu abaal marinaayo shaqsiyaadka qiimaha iyo wax tarka u leh bulshada Soomaaliyeed ee ku nool UK,
Hadaba sanadkani waxaa bilado la gudoonsiiyyay Muusikiisaaha ugu weyhn UK Maxamed Karaama, Abwaan Wadhsame iyo Fanaan Shay mire Dacar iyo xubo kale oo farabadan.
Hadabo hoos ka daawo qaabka ay u dhacday munaasabadaasi.
Maxamed Cumar Sh Aadan
London,UK
London, UK
