Uncategorized

Madaxwaynaha Somaliland Ayaa Maanta Xadhiga Ka Jaray Dhisme Labada Dabaqa Oo Loo Dhisay Ururka Dhalinyarada Sonyo+(Sawiro)

sonyo66 sonyo55bbbb11

Hargeisa 9/12/2014(SDN/QJ)Madaxwaynaha somaliland axmed maxamuud silanyo ayaa maanta xadhiga ka jaray dhisme laba dabaqa oo dawladu  u dhistay ururka dhalinyarada somaliland ee sonyo iyadoo xaflada furitankasi ay  ka dhacday  xarunta cusub e dhismahasi laga dhisay  iyado  xafladasi ay  ka soo qayb galeen badiba wasiirarada xukuumadisa  hadaba xaflada furitankani  waxa halkaasi  ka hadlay  gudoomiyaha ururka dhalinyarada somaliland ee sonyo  isagoo  uga  mahad celiyey  xukuumada dhismahani  ay  ururka  u dhistay  waxa iyaguna halkaasi  ka hadlay  badiba wasiiradi  xafladasi  ka soo qayb  galay  oo sonyo ugu hanbalyey gurigani

bbbb11 bbbb sonyo11 sonyo 44

Hargeisa SDN/QJ

Concat2Somalidiasporanews.com