

Hargeisa 9/12/2014(SDN/QJ)Madaxwaynaha somaliland axmed maxamuud silanyo ayaa maanta xadhiga ka jaray dhisme laba dabaqa oo dawladu u dhistay ururka dhalinyarada somaliland ee sonyo iyadoo xaflada furitankasi ay ka dhacday xarunta cusub e dhismahasi laga dhisay iyado xafladasi ay ka soo qayb galeen badiba wasiirarada xukuumadisa hadaba xaflada furitankani waxa halkaasi ka hadlay gudoomiyaha ururka dhalinyarada somaliland ee sonyo isagoo uga mahad celiyey xukuumada dhismahani ay ururka u dhistay waxa iyaguna halkaasi ka hadlay badiba wasiiradi xafladasi ka soo qayb galay oo sonyo ugu hanbalyey gurigani

Hargeisa SDN/QJ
Concat2Somalidiasporanews.com
