
Hargeisa 10/12/2014(SDN/QJ)Ururka dhalinyarada somaliland ayaa maanta shirwayne laba casho soconaya u qabatay dhalinyarada somaliland iyadoo shirwaynahasi ay ka soo qayb galeen dhalinyaro ku dhaw 3000 shirkani oo soconaya mudo laba casho ah ayaa lagaga hadlayaa qaabka dhalinyarada somaliland looga wacyi galin lahaa aafada tahriibka iyo waliba doorka ay dhalinyaradu ku yeelanayso sidoo kale doorka waxbarasho eeay dhalinyaradu ku leedahay koboca qaoonta iyo wax barashada waxa furitaanka shirwaynahani ka soo qayb galay madaxwayne ku xigeenka somaliland c/raxmaan saylici iyo waliba badiba wasiirada xukuumada axmed siirayno iyadoo shirkani ay masuuliyiin badani ka hadleen ayaa intoo badani ay dhalinyarada ka wacyi galinayen aafada tahriibka shirakni ayaa maanta waxa lagu soo bandhigi doona heeso midho iyadoo maalinta barito ahna uu soo gabagaboobidoono
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
