Hargaysa 10.Dec 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Guddida Shuruucdda iyo Xuquuqal Iinsaanka Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ayaa Xaaladda Xuquuqal Iisaanka ee maanta Somaliland ka jirta ku tilmaamay mid liidata,Waxa uu sheegay inay sahlanaatay xadhiga Dadku, iyadoo aan sifo sharci ah loo marin.
Md. Siciid Cilmi Rooble waxa uu sidaasi ku sheegay hadal uu maanta ka jeediyay Munaasibad lagu xusayay Maalinta Xuquuqal Iisaanka ayaa tilmaamay in meeshii ugu xumayd aynu ka marayno Xuquuqal iisaanka
Siciid Cilmi Rooble waxa uu tilmaamay in dhaliisha golaha uu ka tirsan yahay ee ah inaanay difaacin Xuuqda isaanku tahay mid aan gar ahayn maadaama iyagiiba la
Mudane Siciid Cilmi Rooble waxa uu sheegay in markii uu Kulmiye ahaa uu islahaa qaran dhisa oo heer gaadhsiiyay islamarkaana ay sameeyeen Barnaamij balse wixii ay wakhtigaasi wadeen kaliya laga qabtay intii uu Maxamed Xaashi qabtay markii uu ahaa Wasiirka Maaliyadda
Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble waxa uu Xukumadda ku eedeeyay inay mudnaanta koobaad siiso Halka ay lacag ka helayso .
https://www.youtube.com/watch?v=xE2NPAo_XiU&feature=youtu.be
