Uncategorized

Eng Maxamed Xaashi oo Farta ku Fiiqay Musuqa Ugu balaadhan ee ka Dhex Jira Hay’adaha Laamaha Dawlada DAAWO

Hargaysa 10.Dec 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee Maaliyada Somaliland Eng Maxame Xaashi Cilmi ayaa baarlaamanka ku eedeeyay inay ku fashilmeen xilkii ay shacab waynaha Reer Somaliland u doorteen.

eng Maxamed Xaashi Cilmi oo saxaafada kula hadlayay magaalada Hargaysa ayaa sheegay in looga baahan yahay Baarlaamka Somaliland inay sidii loogu talo galay u qabtaan hawshii loogu talo galay.