Toronto Dec 23,2014(SDN/QJ)- Masuuliyiin ka mida sadexda xisbi ee Somaliland ee Woqooyiga America ayaa waxa ay Dood ku soo bandhigeen afkaartooda ku wejahan qodobo ay ka mid yihiin Xiisada Siyaasadeed ee ka aloosan Gobolka Awdal, Wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya.
Dooda waxa xisbiga Kulmiye ku metaleyay Afhayeenka Woqooyiga Ameerica ee xisbiga Klmiye Md Maxamuud Yusuf Ducaale DRka, Saleebaan Cali Bile oo ah Xiriiriyaha Woqooyiga America ee xisbiga Wadani iyo Fawzi Rijaal oo ah Guddoomiye ku-xigeenka Woqooyiga America ee xisbiga UCID. DHEGEYSI HABOON.

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/kulwadid1.mp3″]
HALKAN GUJJI SI AAD U DHEGEYSATO DOODA MASUULIYIINTA SADEXDA XISBI QARAN EE WOQOOYIGA AMERICA
