Uncategorized

DAAWO:Ergeyga Dalada Mucaaridka Jabuuti USNee Canada oo Qiiro iyo Wadaniyadi ku dheehan tahay uga hadlay Xuska sanad guuradii 23aad ee ka soo weergatay Xasuuqii Arhiba

Ottawa Dec 24, 2014(SDN/QJ)-Taageereyaasha dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN iyo jaaliyada reer Jabuuti ee Ottawa ayaa si weyn u xusay xasuuqii ka dhacay degmeda Ahriba ee dalka Jabuuti bishii December 18keedii sanadii 1991kii.

Ergeyga Dalada Mucaaridka Jabuuti USN ee Canada Md Xuseen Cabdiraxmaan Jaamac Candhoole ayaa khudbad dhaqaajisay Masuuliyiintii iyo shicibkii munaasibada ka soo xaadiray.

Halkan hoose ka daawo Munaasibada xuska sanadguuradii 23aad eek a soo wareegtay Xasuuqii Ahriba oo Ottawa lagu qabtay

 

 

SDN/QJ-Ottawa

contact@qurbejoog.com