
Hargeisa Dec/28/2014(SDN/QJ)Musharaxa Mdaxwayne ee xisbiga ucid ayaa manta ka hadlay hadal uu badhasaabka gobalka saaxil ku sheegay in aanay xisbiyada qranku soo gali karin magalada berbera isagoo xuluumada ku eedeyey inay xisbiyada qaranka cunaqabataynayso
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanewss.com
