
Hargeisa 15/1/2015(SDN/QJ)Xildhibanada golaha deeganka hargeisa ayaa maanta ka soo horjesat go,aankii wasiirka arimaha gudaha somaliland cali maxamed waran cade ku badalay nidaamkii wadooyinka magalada hargeisa iyagoo xildhibanadu ku tilmaamay go,aankasi mid uu wasiirku ku degdegay taasina ay shaqadooda tahay Iyagoo wasiirkana ugu baaqay inuu faraha kala baxo
http://www.youtube.com/watch?v=3rtEBw6KAmI
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
