Uncategorized

Daawo:Xildhibanada Golaha Deegaanka Oo Manta Ka Soo Horjeestay Go,aankii Wasiirka Arimaha Guduhu Wadooyinka Ku Badalay Iyo Xildhibanada Iyo Duqoo Kulan Aan Caadi Ahayn ka Yeelana

qq

Hargeisa 15/1/2015(SDN/QJ)Xildhibanada golaha deeganka hargeisa ayaa maanta ka soo horjesat  go,aankii wasiirka arimaha gudaha somaliland cali maxamed waran cade ku badalay nidaamkii wadooyinka magalada hargeisa iyagoo xildhibanadu  ku tilmaamay go,aankasi mid uu wasiirku ku degdegay taasina ay shaqadooda tahay  Iyagoo wasiirkana ugu baaqay inuu faraha kala baxo

http://www.youtube.com/watch?v=3rtEBw6KAmI

Hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com