Uncategorized

“Waan soo Ogaaday,Waa I kan ee Ha la I saamaxo” Prof Axmed Ismaaciil Samatar {DAAWO}

zzzzzzzzzzzHargaysa 16.Jan 2015 (SDN/QJ)- Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo ka Mid ah Aqoon yahanada u dhashay Somaliland Mudo dheerna ka soo Hor jeeday Qadiyada Qaranimada Somaliland haatanse uu ku yimid Isbedel dhinaca mab’da ah una soo noqday wax la qabashada Shacabkiisa ayaa markii u horaysay waxa uu ummada reer Somaliland ka dalbaday inay ka saamaxaan Khaladkii uu galay.

Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo fasax ku jooga dalkiisa hooyo ayaa hadalkan ka Sheegay Mar uu Maalintii Shalay ka Hadlayay Hadhimo Sharafeed uu ku maamusay Wasiirka Wasaarada Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse taas oo ka dhacday Huteel Ambassador ee Caasimada Hargaysa, Kulankaas Waxaa ka soo qayb galay dad tiro badan oo ka mid ah Haldoorka bulshada Somaliland.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com