Uncategorized

Tacsi!!! Marxuun Maxamed Axmed (Kuluc) A.H.U.N””Xisbiga Waddani Laanta Sweden

Inna lillahi wa inna ilayhi raji’un
Xisbiga Wadani Laanta  Sweden Waxa Ay Tacsi Uu Dirayan  Dhamaan Ummada Afka Somaliga Ku Hadasha  Iyo Ummada Reer Somaliland Geeridii Ku Timid Abwaankii Weyna  A.H.U.N-te  Marxuun Maxamed Axmed Kuluc Oo Ku Geeriyoday Magaalda Hargeysa  .Xisbiga Wadani Laanta Sweden Oo Ah Dhamaan Hogaanka Xisbiga  Kan Gobolada Kan Guddiyada Kala Duwan Iyo Kan Taageeryasha Xisbiga  .Waxa  Ay Alle Uga Baryayaan In Alle Janndii Fardowas Ka Warabiyo Marxuunka ,Samiir Iyo Imaan-.na  Ka Siyo Ehelkii Uu  Ka Dhashay   Iyo Asxaabtii  Iyo Dhamaan Ummada Afka Somaliga Ku Hadasha Oo Dhan ,,,,,,,,Ameen Ameen
 
         Ameen                            Ameen                                                 Ameen                    Ameen 
 
 
 
 
Waa Bilaahi Towfiq