INAALI LAAHI WA INAA ILAY RAAJICUUN, DHamaan jaaliyada Somaliland ee Magaalada BRISTOL UK waxay Tacsi Udirayaan Qoyskii Ehelkii,Q araabdii, Asxaabtii iyo Bahweynta fanaaninta somaliyeed geerida ku timi fanaankii caanka ahaa gayiga somaliyeed oodhan marxuum MAXAMED AXMED KULUC, oo ku geeriyooday magaalada hargeysa.
marxuumka waxay jaaliyada somaliland ee magaalada Bristol UK ay ilaahay uga baryeen in marxuumkaasi in alleh jannadii farwodsa kawaraabiyo. samir iyo iimana uu kasiiyo dhamaan qoyskii uu kabaxay marxuumkaasi. iyo dhamaan fanaanintii somaliyeed oodhan meeelkasta oo kala jogaann,

marxuumku waxa uu 60 kii sano ee ugu dambeeyey waxa uu ahaa hormuudka fanka sugaanta somalida ragii ugu caan sanaa, caanka ka noqday Arlada somalidu degto oodhan,
waxa lagu xasuustaa heesihii gobonimadoonka ee uu qaaday wakhtiyadaasi.
waxaanu marxuumka alleh uga baryeynaa in alleh qabriga u nuuro .
Aamiin. Aamiin
