Inna lillahi wa inna ilayhi raji’un
Xisbiga Wadani Laanta Sweden Waxa Ay Tacsi Uu Dirayan Dhamaan Ummada Afka Somaliga Ku Hadasha Iyo Ummada Reer Somaliland Geeridii Ku Timid Abwaankii Weyna A.H.U.N-te Marxuun Maxamed Axmed Kuluc Oo Ku Geeriyoday Magaalda Hargeysa .Xisbiga Wadani Laanta Sweden Oo Ah Dhamaan Hogaanka Xisbiga Kan Gobolada Kan Guddiyada Kala Duwan Iyo Kan Taageeryasha Xisbiga .Waxa Ay Alle Uga Baryayaan In Alle Janndii Fardowas Ka Warabiyo Marxuunka ,Samiir Iyo Imaan-.na Ka Siyo Ehelkii Uu Ka Dhashay Iyo Asxaabtii Iyo Dhamaan Ummada Afka Somaliga Ku Hadasha Oo Dhan ,,,,,,,,Ameen Ameen
Ameen Ameen Ameen Ameen
Waa Bilaahi Towfiq
