Burco 20.Jan 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa Maanta Isagoo ku Sugan Deegaanka Ina Afmadoobe Waxa uu si rasmi ah uu Xadhiga uga Jaray 10 Km oo ka Mid ah Wadada Ceerigaabo halka uu Sidoo Kalena Dhagax Dhigay 20 Km oo Caro Kaawadu Saaran tahay .
Madaxweynaha iyo Weftigiisa ayaa caawa ku sugan Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer.
Madaxweyne Siilaanyo oo Xadhiga ka Jaray 10 Km ee u horeeyay ee Wadada Ceerigaabo iyo Isagoo Caawa ku Sugan Magaalada Burco DAAWO
