
Hargeysa:Jan,24,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Maxamed Jaamac Abgaal, ayaa Maanta ka Hadlay Dhacdo habeen hore ka dhacday Magaalada Borama oo kooxo hubaysani Rasaas ugu fureen Saldhig Boolis oo halkaas ku yaalla.
Wasiirka oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay inaanay dhacdooyinka ka dhacaya Gobolka Awdal ee lagu waxyeelaynayo amniga iyo degenaanshiyaha somaliland iyo qaranimadeedaba.
https://www.youtube.com/watch?v=mBtJ5CXXW2Q
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
