
Hargeisa 24/1/2015(SDN/QJ)suldaanka guud beelaha somaliland suldaan maxamed suldaan c/qaadir ayaa oo maanta ka hadlayay kulan ay isuguyimaadeen gudiga horumarinta beesha ciidagale ayaa sheegay in ayna marnaba xukumada somalland ka yeelayn in dhulkii inta yar ee ku hadhsanayd ay la weregaan ciidanka qaranka somaliland waxaanu suldaanka guud dhambaal u diray fariin ah madaxwaynaha somaliland
http://www.youtube.com/watch?v=rgV3FBTOTT0
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
