
Hargeisa 24/1/2015(SDN/QJ)madaxwaynaha somaliland ayaa goordahawd soo gaadhay caasimada somaliland ee hargeisa iyadoo madaxwaynaha uu in mudo ah safar ku maraayey badiba gobalada iyo degmooyinka somaliland safarkani madaxwayanaha ayaa waxa ku wehelinaayey badiba golahiisa wasiirada ,waxa goordhawayd soo gaadhay magalada hargeisa iyadoo ay wadooyinka hareero tubnaayen arday badan oo lasoo dareriyey dugasiyadood ay dhiganayen halkani ka daawo muuqalo soo dhawaynta madaxwaynaha ah
https://www.youtube.com/watch?v=QxM5gMFlvjU
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
