Skip to content
June 6, 2026
  • Dowladda Federaalka oo sheegtay inay awood ciidan u leedahay inay isku fidiso Somaliland
  • Cadaadis Caalami ah oo lagu joojiyay dagaalladii Muqdisho
  • Warbixin Kongareeska Mareykanka loo diyaariyay oo Muujisay Muhiimada Somaliland
  • Iiraan iyo Xuutiyiinta oo ka Walaacsan Isbahaysiga Mareykanka iyo Somaliland ee Xakamaynta Badda Cas

qurbejoog

qurbejoog

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo
  • Dowladda Federaalka oo sheegtay inay awood ciidan u leedahay inay isku fidiso Somaliland
  • Cadaadis Caalami ah oo lagu joojiyay dagaalladii Muqdisho
  • Report to Congress on Potential Areas for Improved United States Engagement with Somaliland
  • Warbixin Kongareeska Mareykanka loo diyaariyay oo Muujisay Muhiimada Somaliland
  • Iiraan iyo Xuutiyiinta oo ka Walaacsan Isbahaysiga Mareykanka iyo Somaliland ee Xakamaynta Badda Cas
Uncategorized

Wasiirka Caafimaadka oo dhagax dhigay Mashaariic laga Hirgalinayo Gobolka Sanaag DAAWO

WebmasterJanuary 31, 201501 mins

Ceerigaabo 31.Jan 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye oo Kormeer ku Maraya Deegaamo ka Tirsan Gobolka Sanaag ayaa Mashaariic kala duwan Xadhiga ka jaray .

Wasiir Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa Waxaa Kormeerkiisan ku Weheliya Agaasimaha Guud ee Wasaarada Caafimaadka Isu duwayaasha Gobolada Somaliland ee Wasaaradda Caafimaadka.

Tagged: Features Wararkii ugu Dambeeyay

Post navigation

Previous: Dib u dhac ku Yimid Ansixintii Golaha Cusub ee Wasiirada Somalia iyo Dalabka Rayal Wasaaraha
Next: Mawqifka Xukuumada Itoobiya ee Markabka Sida Shixnada Hubka ah ee Berbera

Related News

Dowladda Federaalka oo sheegtay inay awood ciidan u leedahay inay isku fidiso Somaliland

adminJune 6, 2026 0

Cadaadis Caalami ah oo lagu joojiyay dagaalladii Muqdisho

adminJune 4, 2026June 4, 2026 0

Find Us On

Category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

Find Us On

Somali Links

  • Hadhwanaag
  • Hiiraan
  • Togaherer
  • Somalilandpost
  • baligubadlemedia
  • dhaqanbile
  • Best Language Services
  • Hubaal Newspaper