London1Feb15(SDN?QJ) shabakada wararka qurbejoog iyo kooxda Bule Star ayaa waxay idiin soo saari doonaa sheekooyin gaban oo ka tarjumaya bulshada ku dhaqan Uk xiligan oo laga joojiyeyey Qaadkii oo qoyaysas badan oo mudooyin kala maqanaa isku soo noqdeen isbadalka ku yimid mid sax san iyo mid khaldan halkan ka daawo qaybtii kowaad.
Director & Edited By Maxamed Deko
Writter By C/raxman Daacad
Producer By Zeisharib Company
xafiiska qurbejoog ee Uk.
Director & Edited By Maxamed Deko
Writter By C/raxman Daacad
Producer By Zeisharib Company
