Uncategorized

Kala Fadhigii 27aad Ee Golaha Wakilada Somaliland Oo Maanta Si Rasmiya U Furmay Iyo Golohoo Soo Dhaweeyey Xildhibano Cusub Oo Soo Buuxiyey Boosas Banaana

ciro

Hargeisa 14/3/2015(SDN/QJ)kala fadhigii 27aad ee go;aha wakilada somaliland ayaa maanta si rasmiya uga furmay  xarunta golaha wakilda kala fadhigani ayaa waxa furay gudoomiyaha golaha wakiilada c/raxman maxamed c/laahi ciro oo uu hareer fadhiyey  gudomiye ku xigeenka labad ee gloaha cali maxamed yuusuf iyadoo afka xildhinada golaha wakilda uu ku hadlo gudoomiyuhu  ayaa waxa ay si wada jira u soo dahweyeyn xildhibano cusub oo buuxiyey  boosaskii xildhibanad  ka baxay golaha Xildhiban  Wali Axmed Xaawo  oo Buuxiyey  booskii khadar anbasador  iyo xildhiban cabdi  hirad warfaa oo buuxiyey   alle ha u naxariistee booskii xariir siciid bulaale  iyadoo xildhibaanada loo qaybiyey ajandaha kala fadhiga 27aad  iyadoo maalinta barito ah lays kugu soo noqon doono

Hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com