London April15(SDN/QJ)Gudoomiyaha Xusbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo shir-jaraa’id ku qabtay ayaa si adag uga hadlay dib u dhaca doorashada Jamhuuriyada Somaliland iyo ciidamo la sheegay in Puntland dalbadtay in lagu soo kordhiyo kuweeda.
Halkan hoose ka daawo video oo dhan.
