Uncategorized

“Madaxweyne Waxba Kama Qabno Hal Sanno Oo Aad Kursiga Sii Joogto, Sharaftaaduna Waxay Ahayd Inaad Doorashada Qabato” Cali Guray DAAWO

Hargaysa 24.April 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiye-ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Ucid Ahna Ku Simaha Guddoomiyaha Cali Maxamed Yuusuf(cali gurey) ayaa uga Digay in la sameeyo Muddo-kordhin ay Guurtidu ku dhiirrato oo ka badan inta Komishanku ku sheegeen inay ku qabanayaan Doorashooyinka.

Cali Maxamed Yuusuf waxa Guurtida ku adkeeyey inay Bulshada niyadeeda degenaanshaha ku soo celiyaan oo ay iclaamiyeen muddo kordhin ku siman muddada sanadka ah ee ay Komshanku ku dhawaaqeen inay diyaar ku yihiin.

https://www.youtube.com/watch?v=GEZgIip5h5o&feature=share

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com