Uncategorized

“Waa Nasiib Daro In Qarixii ka Dhacay Gaarisa Ganacsatadii Somalida Liis La Galiyay,Waana Mid Cawaaqib Xun ku reebaya Bulshada Somalida ”Maamulaha Dahabshiil DAAWO

Washington 24.April 2015 (SDN/QJ)- Maamulaha guud ee shirkada Dahabshiil ayaa ka hadlay xayiraadii ay xukuumada Kenya saartay shirkadaha ganacsi ee Somalida.

Cabdirashiid M.Ducaale ayaa sheegay inay dawlada Kenya kala hadleen inaan kumayaal dad ah oo masaakiin ah masaariiftoodii helayay ama shirkado ganacsi oo aduunkoo dhan ka shaqeeya la raaciyo liiska .

Waxaanu sheegay inay ku rajo waynyihiin dhawaan laga saaro shirkada xawaaladaha qaar in laga qaado xayiraada.

Halkan Ka Daawo Maamulaha Dahabshiil oo Waraysi Siiyay VOA-da
https://www.youtube.com/watch?v=aEdctnnrdT4
Washington SDN/QJ

contact@qurbejoog.com