Champion League-May-07-2015-(SDN/QJ) Saaxiibayaal Barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa horyaalka qaaradda Yurub oo la isku feenanayo,waxaana isku soo hadhey Barcelona,Bayern,Real Madrid iyo Juventus soona wada ciyaarey lugtii hore (First Leg).
Haddaba war iyo dhamaantii Daawasho wacan goolasha dhaliyeen xiddigaha qarnigan Messi,Neymar,iyo Ronaldo.
W/Q Jaahuur,
SDN/QJ.
