
Hargeisa 13/5/2015(SDN/QJ)xisbiga mucaaridka wadani ayaa maanta shir jaraaid oo ay xafiiskooda ku qabteen waxay taagerayashooda ugu baaqen inay hakiyaan mudaharad ay kaga soo hor jedan mudo kordhinta golaha guurtidu u sameyen xukumada haatan talisa
https://www.youtube.com/watch?v=jFwoWFv_WPY
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
