Uncategorized

DAAWO:Siyaasi aad u culus oo reer Jabuuti ah oo shaaciyay in uu u taagan yahay xilka madaxweynenimo ee dalkaas

London May 15,2015(SDN/QJ)-Siyaasi Maxamad Muuse TourTour oo ah siyaasi la taliye mar u noqday madaxweynihii u horeeyay ee dalka Jamhuuriyada Jabuuti ayaa noqday Siyaasigii u horeeyay ee shaaciya in uu u taagan yahay doorashada tartanka madaxweynenimo ee dalka Jamhuuriyada Jabuuti ee sanada 2016ka.

Siyaasi Maxamad Muuse TourTour ayaa fariin uu ku shaaciyay boga Internetka ee fecebook waxa uu uga waramay xaaladaha guud ee Jabuuti ee haatan iyo marxaladihii siyaasadeed ee uu dalku soo maray.

HALKAN HOSE KA DAAWO OO KA BOGO FARIINTA SIYAASI MAXAMED MUUSE TOUR TOUR.

tour

https://www.facebook.com/mohamed.tourtour/videos/vb.100005542759134/395146674013421/?type=2&theater