Uncategorized

(DHEGEYSO) Garyaqaan Jamaal Xuseen Axmed (Mandela) ayaa inooga waramay shrciyada Goaankii Gollaha Guurtida Somaliland ay mudada uGu kordhisay Gollaha Wakiilada iyo Xukuumada Somaliland.

Hargeysa May 20,2015(SDN/QJ)- Garyaqaan Jamaal Xuseen Axmed (Mandela) ayaa inooga waramay shrciyada Goaankii Gollaha Guurtida Somaliland ay mudada uGu kordhisay Gollaha Wakiilada iyo Xukuumada Somaliland.

Garyaqaan oo hore u ahaa mid ka mida Garsooreyaasha Gobolka Maroodijeex ayaa haatan ah Garyaqaan Madaxbanaan oo ku sugan magaalada Hargeysa.

garyaqaan

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/garyaqaan.mp3″]

 

HALKAN GUJJI SI AAD MOBILKAAGA UGU DHEGEYSATO WAREYSIGA GARYAQAAN Jamaal xuseen axmed mandela