Uncategorized

Wargeysaka Indian Ocean oo Taxane dheer ka qorey habka iyo hanaanka ay Qoyska Ismaciil Cumar Geelle u maamulaan Dalka Jabuuti(la Soco Taxanaha)

Paris June 21,2015(SDN/QJ)-Jariirada Indian Ocean oo ka soo baxda dalka France ayaa soo bandhigtay xog ku saabsan sida ay qoyska iyo ehelada Ismaaciil Cumar ay u maamulaan siyaasada iyo dhaqaalaha dalka Jamhuuriyada Jabuuti.

Warbixintan oo aad u dheer oo nuqul ka mid ahi uu na soo gaaray ayaa ku qoran luuqadaha Englisht iyo French ayaanu maalmaha Soo socoda idiin soo gudbin doonaa.

Taxanaha ayaa ka hadlaaya shakhsiyaadka ku takri fala hantida qaran ee dalka Jabuuti, sidoo kale waxa la soo bandhigay hagardaamooyinka siyaasadeed ee qoyskaa ismaaciil Cumar Geelle ku hayaan dalka Jabuuti.

Hadaba halkan kala soco taxanaha Warbixintaasi maalmaaha ina soo haya.

SDN/QJ-Paris

contact@qurbejoog.com