Uncategorized

Hambalyo Dhalasho Farxad Leh Maxamed Axmed Iyo Asma Muuse oo Gabadhi Hargaysa ugu dhalatay

Hambalyo Dhalasho Wacan

Aabo Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye “Nac Nac”, C.laahi Maxamed Diiriye,C/raxmaan Maxamed Diiriye ,Maxamud Maxamed Diiriye Xasan Maxamed Diiriye, C/rashiid Maxamud Diiriye Mawliid Maxamed Diiriye Aamina Maxamed Diiriye Kinsi Maxamed Diiriye Nimco Maxamed Diiriye Iido Maxamed Diiriye Saynaba Maxamed Diiriye,Hooyo Faadumo Jirde Nuur Dhamaan reer Maxamed diiriye Waxay Hambalyo bogaadin u dirayaan Maxamed Axmed Maxamed iyo Asma Muuse Maxamud oo Gabadhi ugu dhalatay Cisbitaalka Gargaar Gabadhaas yar oo loo bixiyay Nimco-Sagal Maxamed Axmed Waxaanu Ilaahay uga baryaynaa inay noqoto tii dalkeeda,Dadkeeda iyo Diinteeda Anfacda.

hambalyo dhalashoHambalyo Dhalasho Wacan

Aabo Muuse Maxamud Jaamac Hooyo Kinsi Maxamud Diiriye, Khaddar Nuur Ibraahin Xaaskiisa iyo Caruurtiisa ,Nimco Muuse Maxamud ,Nadra Muuse Maxamud & Odaygeeda Caasha Muuse Maxamud Iyo Odaygeeda Mawliid Muuse Maxamud, Siciid Muuse Maxamud Kawsar Muuse Maxamud Sucaad Muuse Maxamud Samiira Muuse Maxamud Dhamaan reer Muuse Maxamud Jaamac,Safo Khadar Nuur, Dhamaan Reer Muuse Maxamud Waxay Hambalyo bogaadin u dirayaan Maxamed Axmed Maxamed iyo Asma Muuse Maxamud oo Gabadhi ugu dhalatay Cisbitaalka Gargaar Gabadhaas yar oo loo bixiyay Nimco-Sagal Maxamed Axmed Waxaanu Ilaahay uga baryaynaa inay noqoto tii dalkeeda,Dadkeeda iyo Diinteeda Anfacda.

Hambalyo Dhalasho Wacan

dhalashp

Aabo Axmed Maxamed Diiriye “Nac Nac” Hooyo Faadumo Jirde Nuur Cabdicasiis Axmed Maxamed Diiriye,C.qaadir Axmed Maxamed Diiriye Khaalid Axmed Maxamed Diiriye,Nuura Axmed Maxamed Diiriye Iyo Odaygeeda,Huda Axmed Maxamed Diiriye Iyo Odaygeeda iyo Caruurteeda, Ayeeyo Khadiija Ismaaciil,Ayeeyo Ardo C.laahi Diiriye, Dhamaan reer Axmed Maxamed Diiriye NacNac Waxay Hambalyo bogaadin u dirayaan Maxamed Axmed Maxamed iyo Asma Muuse Maxamud oo Gabadhi ugu dhalatay Cisbitaalka Gargaar Gabadhaas yar oo loo bixiyay Nimco-Sagal Maxamed Axmed Waxaanu Ilaahay uga baryaynaa inay noqoto tii dalkeeda,Dadkeeda iyo Diinteeda Anfacda.