Berbera 13.July 2015 (SDN/QJ)- Marwo Rooda Axmed Yaasiin oo ah Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid u qaabilsan Gobolka Saaxil ayaa Luuqad adag kula hadashay Maareeyaha Dekeda Berbera iyadoo cadaysay inay soo bandhigi doonto siro Kashifi doona Hab maamulkiisa.
https://www.youtube.com/watch?v=rabQ1xguW8k&feature=youtu.be
