Hargeysa 07.Sep 2015 (SDN/QJ) – Gudoomiye Ku Xigeenada 1aad iyo 2aad ee Golaha Wakiiladda ayaa Sharci daro ku tilmaamay Go’aan uu Gudoomiyaha Golahaasi dib ugu Celiyay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland qadiyada Haamaha Kaydka Shiidaalka ee Berbera oo ay Sheegeen inaanu kala tashan Gole- weynaha iyo Shirgudoonka toona.
Dhanka Kalena Gudoomiye C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa sheegay in Madaxweynuhu Distoorku u fasixin inuu Golaha Wakiilada ku soo Celiyo Go’aan Gole.
Halkan ka Akhri: Nuxurka warqada uu shalay gudoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxman maxamed Cabdilaahi Cirro uu u qoray Madaxweyne Silaanyo ee uu kaga fal celinayay qoraal hore uu madaxwaynuhu dib ugu soo celiyay go’aan ay golaha wakiiladu dhawaan ku laaleen wareejinta Haamaha keydka Shidaalka ee Berbera.



Hadaba Waxaan Halkan idiinku soo Gudbinaynaa Dooda Labada Dhinaca u dhaxaysa.
