Berbera, 29 February, 2016-(SDN/QJ) :– Mas’uuliyiinta Gobolka Saaxil iyo Kuwa Degmadda Berbera Iyo Saraakiil ka Socday Komiishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa Kulan la qaatay Xubno ka Mid ah Madaxda dhaqanka ee Gobolka Saaxil,Kaas oo lagaga hadlay Sidii la isaga Kaashan lahaa in Si habsami ah ay Gobolkaasi uga Bilaabanto Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha.
https://www.youtube.com/watch?v=wLwzlXmI9yw
