|

(DAAWO) Man United oo Ku Galgalatey Arsenal.(JAAHUUR)

images7HM5G809London-Feb-28-2016(SDN/QJ) Akhyaatay barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa horyaalka Ingiriiska oo maraya meel xasaasi ah.

Ciyaartan oo lawada sugaayey buunbuuniskeedana socdey wiigaggii aynu soo dhaafney,waxaana isku mudhbaxay Man United iyo Arsenal.

Haddaba bal aynu daawano Man United oo horyaalka kaga jirta kaalinta 4-aad iyo Arsenal oo ku jirta kaalinta 3-aad goolashii aay iskugu awood sheegteen.

W/Q Jaahuur

SDN/QJ

jjaahuur@Hotmail.com

 

 

Comments are closed