|

(DAAWO)Man United oo Caraabisey Man City. (Jaahuur)

imagesLondon-Mar-20-2016 (SDN/QJ)Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ula baqooleynaa xagaa iyo cariga Ingiriiska oo uu si xasaasi ah uga socda horyaalka (Premier League) waxaana sanka isku wadahaya Leicaster,Tottenham,Arsenal,Man City iyo Man United.

Haddaba ciyaartii xiisaha badneyd ee la wadasugayey waxaa isku nafbeeley labada naadi ee aay xurguftu ka dhaxayso Man United iyo man City,bal aaynu eegno sida aay u kala faraxasheen

W/Q Jaahuur
SDN/QJ
jjaahuur@Hotmail.com

Comments are closed