Hargaysa 26.July 2016 (SDN/QJ):- Munaasibad lagu Daahfurayay Xarun Cusub oo Wasaaradda Hawlaha Guud Imtixaanka kaga qaadi doonto Daleewarada doonaya in loo sameeyo Liisanka Wadista Gaadiidka ayaa ka dhacday Magaalada Hargaysa.
Wasaarada Hawlaha Guud Oo Shuruudo Adag Ku Xidhay Qaadashada Liisamada Gaadiidka DAAWO
