Addis Ababa 19.Sep 2016 (SDN/QJ):-Waxaa dhawaan Xadhiga laga Jari doonaa Dhabo Tareenadu maraan oo Sanco Casri ah loo Bineeyay Isla markaana Isku Xidhi doonta Magaalada Addis Ababa iyo Jabuuti.
Dhabo Tareenadu Maraan oo Qaab Casri ah loo Dhisay Iskuna Xidhi Doonta Caasimada Itoobiya ee Addis Ababa iyo Magaalada Jabuuti DAAWO
