Hargaysa 07. January 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta Xarunta Komiishanka Doorashooyinka ka dhacay Kulan Afar Geesood ah oo u dhexeeyay Hogaanka Xisbiyada Qaranka ee Ucid,Kulmiye Iyo Waddani iyo Komiishanka Doorashooyinka Kaas oo lagaga Xaajoonayay arrimo ku taxaluqa Qabsoomida Doorashada Madaxtooyadda oo Duruufo badani ku Meersan Yihiin.
https://www.youtube.com/watch?v=kpmgmubn2Yw&feature=youtu.be
