Hargaysa 19. April 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Goleha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ee ku dagaalamayey koonfurta Gobolka Sool, kana hadlay xaalada abaarta.
https://www.youtube.com/watch?v=FxWR65Z0TNg
