|

Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo Ka Hadlay Colaadaha ka Soo Cusboonaaday Koonfurta Gobolka Sool & Arrimo Kale DAAWO

Hargaysa 19. April 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Goleha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ee ku dagaalamayey koonfurta Gobolka  Sool, kana hadlay xaalada abaarta.

Comments are closed