|

Somaliland Ku Dhawaaqday Inay Joojisay Beedka & Qaybo Ka Mid ah Khudaarta oo Dalka Dibadiisa Laga Keeno DAAWO

Hargaysa 19. April 2017 (SDN/QJ):-Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Ganacsiga Mudane Maxamud Warsame Jaamac oo Shir Jaraa’id Maanta Ku qabtay Xarunta Wasaaradda ayaa Shaaca ka qaaday in Wasaaradu Gebi ahaanba Joojisay Beedka digaaga ee dalka Dibadiisa laga Keeno iyo Qaybo ka Mid ah Khudaarta laga Keeno dalka Masar.

Comments are closed