Hargaysa 22. July 2017 (SDN/QJ):- Golaha guurtida JSL ayaa fadhigoodii maanta waxa ay baaq nabadeed ugu direen labada beelood ee walaalaha ah ee dirirtu ku dhex martay deegaanka Dararweyne ee degmada Ceel-afweyn oo ka tirsan gobolka Sanaag.
https://www.youtube.com/watch?v=asqJHvxOZYw
