Hargaysa 28. July 2017 (SDN/QJ):- Xildhibbaan ka tirsan golaha Wakiilada Somaliland, ayaa sheegay in Madaxweyne Siilanayo aanu ka talin dalka,Waxaa kale oo uu ka hadlay Shir habeenadii u danbeeyay ay ka qayb galayeen Madaxda Xukuumadda ugu Jira Gobolka Saaxil.
https://www.youtube.com/watch?v=Wrs89GVZ65k
